Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer oo Hawl-galo ka fuliyay Gudaha Magaalada Burco Ayaa Kusoo Qabtay 222 Dhalo oo Khamri Ah. Maxkamadda Ayaa Xukuntay Eeday Sanihii Khamriga soo galiyay Gobolka.

0
25

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here