Agaasimaha Sanduuqa horumarinta dhallinyarada Somaliland ayaa soo xidhay maanta Kulanka diyaarinta wada tashiga Qorshaha 5 sanno

0
31

Agaasimaha Sanduuqa horumarinta dhallinyarada Somaliland ayaa soo xidhay maanta Kulanka diyaarinta wada tashiga Qorshaha 5 sanno ee sanduuqa horumarinta dhallinyarada.

 

Kulankan oo socday laba cisho ayaa lagu falanqeeyay istiraatijiyada 5 sano ee soo socda ee ku shaqan lahaa Sanduuqa horumarinta dhallinyarada Somaliland.

 

Kulankan Waxaa ka qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday Wasaaradaha dawlada, Hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya horumarinta dhalinyarada JSL iyo masuiliyiin ka socday baananka gaarka loo leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here